Sheekh(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo oo maalintii 12-aad  ku marayey gobollo badan oo dalka kamid ah, ayaa maanta magaalada Sheekh gobolka Saaxil.

Madaxweynaha iyo wefdigiisa, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay halkaa, iyagoo usoo jeeda dhinaca magaalada Hargeysa, kadib markii uu soo dhammaaday safarka Madaxweyne Muuse Biixi.

Halkan Ka Daawo Madaxweynaha oo la Hadlaya Dadka Degmada Sheekh.