Ceel-Afweyn (ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo booqashada uu ku marayo gobolada Bariga Somaliland ku guda jira, ayaa kormeeray Waddada dhismeheedu socdo ee isku xidha Ceergaabo iyo Burco.

 

Halkan Ka Daawo Kormeerka Madaxweynaha ee Waddada

.