Araweelo News  Network

Hargeysa(ANN)-Munaasibada loogu dabaaldegayo sanad guuradii 27 aad ee kasoo wareegtay markii Jamhuuriyadda Somaliland lasoo noqotay madaxbanaanideedii ee lagaga dhawaaqay Magaalada Burco 18 May 2018, ayaa ka socota barxada hore ee Madaxtooyadda.

Munaasibada halkan Toos uga Daawo: