caddamiHargeysa(ANN)Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga ee JSL ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalo maalintii shalay ka soo yeedhay maamul goboleedka Puntland ee Somaliya, kadib markii ay ka hadleen markabka hubka ah ee ay Dawlada Somaliland ku qabatay Dekedda Berbera maalmihii lasoo dhaafay.
Jawaabta Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland iyo wararkii u danbeeyay ee Markabka Halkan Ka Riix.
Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com