Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)- Wasaarada waxbarashadda Somaliland, ayaa Xaqiijisay in ay Ruqsadihii ay ku shaqaynayeen kala noqotay saddex ka mid ah Jaamacadaha Ka Hawlgala Dalka.

Halkan Ka Daawo Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Ka hadlaya arrimtaa.