Araweelo News Network

Cabdirashiid Ducaale Qanbi

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka iyo guriyaynta  Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qanbi, ayaa ka hadlay safar uu kaga soo laabtay Magaalada Buuhoodle.

Wasiir Qanbi, waxa uu warbixin ka bixiyay waxyaabaha uu kusoo arkay Iyo duruufaha Ka Jira deegaankaa oo si ballaadhan loogu soo dhoweeyay.

 

Halkan Ka Daawo.