Sucuudiga Oo War Kasoo Saaray Gudashada Xajka Ee Sannadkan

Riyaad(ANN)-Xukuumadda Dalka Boqortooyada Sacuudiga, ayaa ka hadashay xajka sannadkan ee ay naawilayeen inay soo gutaan malaayiin muslimiin ah oo ku dhaqan dacalada dunida, balse xukuumadda Riyaad, waxay sheegtay in dad kooban ay gudanayaan sanandkan 1441 AH, Xajka. Masuuliyiinta xukuumadda Riyaad, … Continue reading Sucuudiga Oo War Kasoo Saaray Gudashada Xajka Ee Sannadkan