muuqaal cutub ka tirsan ciidanka qaranka

muuqaalka ciidanka qaranka

Hargeysa(ANN)Taliyaha guud ee ciidanka qaranka Somaliland Sareeyo Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale ayaa booqday fadhiisimaha hore ee ciidanka qaranka Somaliland.
Booqashada Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland ee xiligan ayaa Laguna macneeyay kormeer shaqo oo uu ku marayo saldhigyada ciidamada qaranka ee gobolka Sool, taas oo lala xidhiidhiyay siduu ugu kuur geli xaalada guud ee ciidamada qaranka ee jiidahaas ku sugan.

Hoos ka Daawo Halkan Riix