Share this:

" />
Telesom Dahabshiil
Published On: Tue, Aug 11th, 2015

Taliyihii Ciidànka Ee Aaga Galbeedka Iyo Sarkaàl Kale Oo Là Toogtay

Booramaciidanka1(ANN)Taliyihii Aaga Galbeedka Ciidanka Qaranka  Somaliland Gaashaanle sare Xasan Caqli iyo sarkaal xiddigle ah oo lagu magcaabo Faarax Carraàle, ayaa lagu toogtay sàaka màgaalada Boorama ee xàrunta gobolka Awdal.

Labada sàrkaàl waxa toogtay askàri ka tirsanaa ciidànka,kaas oo xerada dhexdeeda ku toogtay sidà uu Idaacada BBC u sheegay Badhasaabka Gobolka Awdàl Maxàmuud Càli Sàleebaàn (Ramaax).

Badhasaabka ayaa sheegay in uu dhintay xiddigle Faarax, isla màrkaana Gaashaanle sare Xasan Caqli xaaladiisu aad u liidàto oo làgu dàwaynayo cusbitaaalka Boorama.
Askàriga fuliyay dilkaa ayaa goobta làgu qàbtay sida uu sheegay guddoomiye Ràmaax.
Sannàdii u danbeeyày waxa Somaliland kusoo kordhayay toogashooyinka sidan oo kalàe ee saraàkiisha ciidamadà,kuwaas oo aan si dhab ah loo ogayn waxa ay salka ku hayaan.

Smiley face

About the Author

- Arraale Mohamoud Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Advertisement

Smiley face

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp