Hargeysa(ANN)-Xuska Munaasibada sannad-guuradii 60aad ee kasoo wareegtay maalinta xoriyadda Somaliland 26 Jun 1960-kii, ayaa ka socota qasriga Madaxtooyadda Somaliland,

Munaasibada maalinta taariikhiga ah oo xuskeeda si weyn loo abaabulay, ayaa si toos ah u socota xilligan, isla markaana waxaad muuqaalka munaasinada caawa ka socota qasriga Madaxtooyadda, waxaad si toos ah uga daawan kartaa shebekaddaha Araweelo News Network.

Halkan Toos uga Daawo munaasibada socota ee 60-guuradii xoriyada Somaliland.