Washington, DC.(ANN)-Wakiilka Somaliland ee cariga Maraykanka Ambassador Bashir Goth, ayaa ka hadlay qorshihiisa ku waajahan.hawsha aqoonsiga Somaliland, xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu soo dhowaynayay Ambassador Goth, ayaa ka dhacday Washington, DC.

Munaasibadaa oo ay soo qaban qaabisay Jaaliyadda Somaliland ee Cariga Maraykanka, wuxuu ka jeediyay Ambassador Bashir Goth qorshihiisa ku waajahan aqoonsiga Somaliland raadinayso.

 

Halkan ka Daawo munaasibadaa.