Hargeysa (ANN)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland ayaa Shaaciyay warbixin la xidhiidha korodhka isa soo taraya ee ganacsiga dalka iyo is-barbardhig lagu sameeyay dhaqdhaqaaqa ganacsiga Somaliland 2025, marka loo eego sannadkii 2024.

Warbixinta ayaa muujinay inuu sii kordhay dhaqdhaqaaqa ganacsiga Dekedda, iyadoo xoollaha ka dhoofay sannadkii 2025 ay ka baddan yihiin kuwii ka dhoofay Dekedda Berbera sandkii 2025.

📊 Dhoofinta Xoolaha Nool 2025
🐐 3,820,299 Neef
📊 Dhoofinta 2024
🐐 3,791,619 Neef
⬆️ Korodh ku dhow 1%
🚢 Qiimaha Badeecadaha la Soo Dejiyay 2025
💰 1.925 Tirilyan SLSH
🚢 Sanadkii 2024
💰 1.570 Tirilyan SLSH
⚓ Kobocan ganacsi wuxuu si toos ah ugu xidhan yahay horumarka ka socda Dekedda Berbera, taas oo sii xoojinaysa doorka Somaliland ee ganacsiga Geeska Afrika.
📈 Dhaqaale koraya
📦 Ganacsi ballaadhan
🌍 Isku xidhnaan caalami ah

Araweelo News Network
Associated Online Agencies

Muuqaalkan hoose raac warbixinta wasaaradda Maaliyadda Somalilnd