Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Oo Hirgelisay Mishiin Casri Ah Oo Cashuurta Lagu Bixinayo
Muuqaal lagu socod siiyay muwaadinta waxa Somaliland oo Wasaaradda Horrumarinta jamhuuriyadda Somaliland soo saartay , waxay muwaadiniinta ugu baaqay inay gacan ka geystaan sidii cashuurta loogu bixin lahaa mishiinka casriga ah.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Araweelo News Network
Associated Online Agencies