Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr Sacad Ali Shire, ayaa ka hadlay safar uu kaga soo laabtay Dalka dibeddiisa iyo waxyaabaha uu kala soo kulmay, Wasiir oo maanta warbaahinta la hadlay markii uu kusoo laabtay dalka, ayaa sheegay in aanu la kulmin Madaxweynaha Soomaaliya ee dawladda Federaalka, balse waxa sheegay inuu muddadii uu safarkaa ku jiray kulan la yeeshay Wasiirkiisa Arimaha Dibadda Soomaaliya?

Dr. Sacad Wasiirka Arrimaha Dibedda Somalialnd, waxa uu sharaxay waxyaabaha ay dawladda Soomaaliya ka wada hadleen Iyo arrimo kale oo la xidhiidha Saldhiga Millateri ee Imaaraadku ka dhisayo magaalada Berbera.

Halkan Ka Daawo Wasiirka oo ka hadlaya arrimahaa iyo kuwo kale.