Buuhoodlexaglatosye oo ka hadlay dilkii2(ANN)Wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Axmed Xaglo-Toosiye ayaa si balaashan loogu soo magaalada Buuhoodle maanta oo axad ah.

dadweyne bulshada iyo maamulka gobolka iyo degmada ayaa weftiga wasiirka kaga hor yimid deegaanka kalshaale oo 35 Km dhanka W/Galbeed ka xiga Magaalada Buuhoodle.

 

Intaa kadib weftigiisa waxaa loo gelbiyey gudaha Magaalada iyagoo ku soo wareegay waddooyinka dhaadheer ee magaaladaasi Waxayna kala hadleen bulsada  meel fagaare ah.

 

Dr Saleebaan dadweynaha u sheegay in madaxbanaanida Somaliland ay tahay mid lama taabtaan ah, cid kasta oo oo isku dayda inay waxyeelaysana

 

waxana uu amar ku bixiyey in sida ugu degdega badan ay kooxda nabad diidka ee cali khaliif ay uga baxaan Magaalada Buuhoodle. halka sidoo  kalena wasiirku ugu bushaareeyey dadweynaha Buuhoodle in Xukuumada Somaliland  Gobolkaas doonayso inay wax baddan u qabato.