Araweelo News Network

Wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir oo xilka ku wareejinaya Wasiirka cusub Axmed Muumin Seed 18 Desember 2017

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Cusub ee dhowaan Madaxweyne Muuse Biixi u magcaabay  Wasaaradda Beeraha Somaliland, Axmed Muumin Seed, ayaa maanta Xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee Wasaaradda Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim iyo wasiir ku xigeenkii Iyo wasiir dawlihii wasaaraddaa.

Munaasibada uu xilka kula wareegay Wasiirka cusub Axmed Muumin Seed, waxa kasoo qaybgalay Wasiir ku xigeenkii hore Iyo Wasiir dawlihii hore ee Wasaaraddaasi, waxaana goob ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Maxamed Aadan Cilmi (Ilka case)’  saraakiilsha waaxaha Wasaaradda, Shaqalaha  Wasaaradda Iyo saraakiil ka  socotay Hay’addaha wada shaqaynta la leh wasaaradda Iyo marti sharaf kale oo ay ku jiraan madaxdhaqameed.

 

Halkan Ka Daawo Munaasibadaa Iyo weedhihii masuuliyiinta