Araweelo News Network’

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Horrumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegey deegaanka gobolka Hawd.

Wasiirka Horrumarinta Beeraha Somaliland oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee wasaaradda Maxmed Cilmi Aadan (Ilakacase) iyo saraakiil kale, waxayna kulamo la yeesheen Odayaasha iyo waxgaradka, iyadoo wasiirka iyo wefdigiisu booqday Beeralayda deegaankaa, kusaas oo ay ka waraysteen baahiyahooda.

 

Halkan Ka Daawo.