Araweelo News Network

Cawed Wasiirka Maalgashiga Somaliland

Dubai(ANN)-Wasiirka Maalgashiga Somaliland Maxamed Axmed Cawed,’ ayaa ka qayb galay shir caalami ah oo ka socda dalka Imaaraadka Carabta.

Wasiirka, ayaa ka hadlay shirkaa Iyo waxyaabaha lagaga hadlayo.

Halkan ka dhegeyso.