Odayaasha BurcoBurco(ANN)Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan oo safar ugu maqnaa deegaamo ka tirsan Gobolka Togdheer, ayaa magaalada Burco kulan kula yeeshay Odayaasha iyo waxgaradka.

Kulanka dhexmaray Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi iyo Wasiir Dawlaha Maaliyadda Somaliland oo uu weheliyo Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye, waxa lagaga hadlay dhawr arrimood oo muhiim ah.

Halkan ka Daawo Kulankaa oo dhamaystiran Riix.