Cukuse1Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL. Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Shaqaalaha wasaaradda qaar ka mid ah, kuwaas oo maalmihii u dambeeyey cabashooyin ka muujinayay shaqadooda.
Wasiir Cukuse oo kulankaa kadib saxaafada la hadlay, ayaa sheegay inay soo dhowaynayaan wixii tabsho ah, balse waxa uu sheegay in cabashada qaar ka mid ah shaqaalaha la buun-buuniyay, wuxuuna xusay in guddi loo saaray wixii ay ka cabanayeen shaqaaluhu.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, wuxuu isagoo arrimahaa ka hadlaya yidhi, sidan:-
Riix Halkan
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews