Araweelo News Network

 

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda #Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay koox kubbadda cagta oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee xaga maqalka, kuwaas oo ah xulka gobolka Awdal, isla markaana ku guulaystay tartan ka qabsoomay dalka Djibouti todobaadkii hore.

Madaxweyne Biixi, ayaa qiray in dadka baahiyaha gaarka ah qaba aan loo dedaalin oo aan lasoo saarin awoodda iyo hibada ay leeyihiin , wuxuuna balanqaaday in hadda wixii ka danbeeya aannay arrintaasi dhacayn, isagoo balanqaad u sameeyay kooxdaa.

Kulanka Madaxweynaha iyo kooxdaa dhexmaray halkan ka Daawo.