Araweelo News Network

silanyo01Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in ay bulshada Somaliland tahay Ummad gob ah oo aan aqoon abaal-dhaca.

Madaxweyne Siilaanyo wuxuu hadalkaa oo ahaa fariin ku socota dalalka saaxiibka la ah Somaliland ee taageera geedi socodka dumuqraadiyada iyo doorashooyinka.

Halkan ka Daawo fariinta Madaxweynaha