araweelonews-300x168Mogadishu(ANN)Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay guddaha hore ee  dhismayaasha Xarumaha Wasaaraddaha Tacliinta I yo Batroolka ee  Muqdisho .kaddib markii Baabuur laga  soon buuxiyay waxyaabaha qarxa Lala beegsaday maanta.

Warar hordhac ah ayàa sheegaya in Qaraxyada kaddib ay dhismayaasha guddaha u galeen dablay hubaysan oo aan tiradooda la ogayn.

Ku dhowaad 10 of, ayaa wararka hordhaca ah sheegayaan inay  ku dhinteen, waxàana weli lags maqlayaa dhismayàasa oo u  dhow Km4, dhawaaqa rasaasta.

 

Al-shabaab ayaa shèegatay weerarka oo weli  socda, balse wasiirka Amniga, ayaa good dhowayd boggiisa twiter-ka ku qoray in lasoo afjaray weerarka.

wixii kasoo kordha kala  soco Araweelonews.com