Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Xoolaha iyo Kaluumaysiga Somaliland Xasan Maxamed Cali (GaafaadhI), ayaa kormeer hawked ku tegey xeebaha deegaanka galbeedka dalka ee Saylac iyo Jaziirada Sacada-diin.

Wasiirka, ayaa booqashadiisu la xidhiidhay sidii uu xog-ogaal ugu noqon lahaa xaalada deegaamadaa oo qayb ka ahaa meelihii duufanada dhowaan ka dhacay xeebaha galbeedka dalka Sonaliland saamaynta ku yeesheen.

Halkan ka Daawo Kormeerka Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Xoolaha iyo Kaluumaysiga.