Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Golayaasha Deegaanka dalka, gaar ahaan Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Gobolka Saaxil.

 

Xildhibaan Marxuum Cabdilaahi Xoolow oo ku geeriyooday shil baabuur oo saaka ka dhacay qadhiidha oo u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa 09/08/2015.

Sidaa awgeed madaxweynaha Somaliland wuxuu Qoysdkii Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadaynaaya geerida ku timi Xildhibaan Marxuum Cabdilaahi Xoolow oo ku geeriyooday shil baabuur oo saaka ka dhacay qadhiidha oo u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa 09/08/2015.

 

Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi u dirayaa Marxuum Xuseen Saleebaan Garas oo xildhibaanka ku wehelinaayey kuna geeriyooday shilkaasi, halka uu dhaawac Kasoo gàadhay wiil uu dhalay xildhibaanka geeriyooday.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Golayaasha Deegaanka dalka, gaar ahaan Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Gobolka Saaxil,

 

Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid

 

Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi u dirayaa Marxuum Xuseen Saleebaan Garas oo xildhibaanka ku wehelinaayey kuna geeriyooda

 

madaxweynuhuna uu alleh uga baryayaa wiilkaasi inuu caafimaad sareecana siiyo una fudaydiyo dhaawaca soo gaadhay Wiilkaa.