Muqdisho(ANN)-Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka digay faragelin ay sheegeen in dalalka Eretrea iyo Ethiopia ku hayaan siyaasada gudaha ee Soomaaliya, sidoo kale waxay canbaareeyeen falkii SheekhMuqtaar Rooboow Abu Mansuur lagu xidhay.

Sidaana waxa lagu sheegay baaq ku waajahan Xukuumadda Madaxweyne Farmaajo, AMISOM iyo dalalka taageera Soomaaliya.

Qoraalka ay soo saareen xildhibaanada la baxay Badbaado qaran, ayaa u dhignaa sidan:-

Baaqa Xildhibaanada Soomaaliya 13 Dec, 2018.