Hargeysa (ANN)- Xisbiga Mucaaradka ee KULMIYE, ayaa ku dhaliilay Xukuumadda WADDANI, in aanay waajibaadkii la saarnaa Ilaalinta amniga dalka.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska KULMIYE, ayaa lagu yidhi, KULMIYE, wuxuu Aaminsan yahay in aan Xukuumaddu Guddan Waajibkii ka saarnaa ilaalinta Qaranimada,

Qoraalka  War-saxaafadeedka halkan ka akhri:-