Araweelo News Network

muuqaal isu soo baxa WADDANI ee Burco

Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaardka ah ee WADDANI, ayaa isu soo baxyada Ololihiisa kaanbeynka doorashada Madaxtooyadda ka sameeyay magaalooyinka waaweyn ee Somaliland Iyo degmooyinka dalka.

Fagaaraha Beerta Xiriyadda ee Hargeysa taageerayaasha WADDANI

Masuuliyiinta xisbiga, ayaa fagaarayaasha kula hadlay kumanaan qof oo Isugu soo baxay, kuwaas oo muujinayay taageeradooda, Isla markaana sitay astaamaha xisbiga.

Halkan Ka Daawo isu soo baxyadii WADDANI ee magaalooyinka Hargeysa Iyo Burco.