Xisbiga UCID Sabab La’aan Uga Eryay Xisbiga Xoghayihii Arrimaha Gudaha Iyo Xoghayihii Golaha Dhexe

Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee Cadaaladda iyo Daryeelka Somaliland ee UCID, ayaa fadhi ay yeesheen Guddida Fulinta ee Xisbigu oo uu Guddoominayay Guddoomiyaha Xisbiga Eng. Faysal Cali Waraabe kasoo saaray go’aan xisbiga lagaga eryay Xoghayihii Arrimaha Gudaha ee Xisbiga UCID, Maxamuud Cali … Continue reading Xisbiga UCID Sabab La’aan Uga Eryay Xisbiga Xoghayihii Arrimaha Gudaha Iyo Xoghayihii Golaha Dhexe