bankimoon1New York (ANN)Xoghaya guud we Qaramada Midoobay Ban ki-moon, ayaa ku baaqay in lasoo afjaro dagaalka Yemen, island markaana dhinacyada ku dagaalamaya Yemen ay miiska wadahadalka isugu yimaadàan. ban kin-moon wuxu sheegay in aan dunidu doonayn   inay dunidu daawato xaalada Yemen intake ay u ekaanay waxa ka dhacaya Syria I yo Libya.               xoghayaha Guud ee Qaramada midoobay wuxuu ka diinay inay Iran taageero milateri siiso Yemen too ay qayb ka noqoto isla markaana  qayb ka noqoto xaalada dagaalka Yemen.
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews