Araweelo News Network

Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweyne ku xigeenka Seylici

Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweyne ku xigeenka Seylici

Hargeysa(ANN) Xukuumadda SoSomaliland ayaa cafis u fidisay siyaasiyiinta kasoo jeeda ee ku sugan Muqdisho,kuwaas oo aaminsan siyaasada Federaaliisamka.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cadaani,wuxuuna sheegay in Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo u fidiyay cafiska, isla markaana loo dirayo diyaarad si loosoo Daadgureeyo.
Halkan ka daawo dhawaaqa cafiska ee Xukuumadda Somaliland u fidisay siyasiyiinta aaminsanaa Federaalka iyo midnimada Soomalai weyn ee ku sugan Muqdisho.