Cukuse1Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay weedho ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia Nicholas Kay kaga hadlay dib u dhaca Doorashooyinka Somaliland iyo go’aanka golaha guurtida ee muddo-kordhinta loo sameeyay Xukuumadda iyo Golaha Wakiiladda.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa Jawaab Kulul ka Bixiyay dhawaaqa ergayga qaramada Midoobay iyo arrimo kale oo uu sheegay inay qaranka Somaliland ceeb ku yihiin, kuwaas oo sida uu sheegay been abuur.
Sidaana waxa uu ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta warbaahinta kula hadlay Daawo Halkan Riix.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews