Riyadh: Boqortooyadda Oo Xayiraad Kusoo Rogtay Eeddaanka Salaada

Araweelo News Network.     Riyadh(ANN)-Xukuumadda Boqortooyadda Sacuudiga ee Riyadh, ayaa soo saartay xayiraad lagu xaddidayo Eedaanka Salaadda iyo sidoo kale sameecaddaha cod baahiyayaasha Masaajidda, sidaana waxa shaacisay Wasaaradda arrimaha Islaamka ee Sacuudiga. Amar kasoo baxay maanta Wasaaraddaa, ayaa lagu … Continue reading Riyadh: Boqortooyadda Oo Xayiraad Kusoo Rogtay Eeddaanka Salaada