Araweelo News Network.

#Somaliland@Daawo: Dar-daarankii Iyo Tallooyinkii Cabdullaahi Cukuse Ee Hoggaanka #SOLJA

Hargeysa(ANN)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), oo xilligan ah La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha doorashooyinka, isla marka ah suxufu rug-cadaa ah oo door ku lahaa horrumarka saxaafada Somaliland, ayaa dar-daraan usoo jeediyay hoggaanka cusub ee ururuka suxufiyiinta SOLJA.

Cabdullaahi Maxamed Daahir oo hadal ka jeediyay hadhimo-shareed uu maanta hoggaanka cusub ee ururka u qabtay Wasiirka horumarinta  Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, wuxuu dar-daaranka iyo talooyinka ku sheegay Cabdullaahi Maxamed Daahir, waxa looga baahanyahay hggaanka cusub iyo qaabka ay u horumar u gaadhsiin karaan ururuka mudada saddexda sannadood ee soo socda.

Halkan Ka Daawo dar-daarankii Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse).