shilka Diyaarada qoska OsamaLondon(ANN)Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Duleedka Magaalada London ayaa sababay dhimashada qayb ka mid ah qoyska Hoggaamiyihii Al-Qaida Osama Bin Laden oo ay ku nafwaayeen Afar qof oo ka mid ah Qoyska Osama.
Diyaaradda oo ahayd mid gaar loo leeyahay, ayaa dhacday Jimcihii shalay, waxayna Booliska Britain sheegeen in ay ka qayb qaadanayaan baadhista sababta shilkaa Diyaaradda Safiirka ayaa u diray tacsi Qoyska Bin Laden, balse ma sheegin kuwa ay ahaayeen Afarta qof ee ku dhintay shilkaa aan weli la aqoonsan sababta dhalisay.

Sidoo kale Booliska Britain ayaa sheegay in Maydadka dadkii ku dhintay shilka Diyaaradda loo duulinayo dhinaca dalka Sucuudiga ee ay kasoo jeedaan Qoyska reer Binu Laden.

Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.