Dagaalyahanka Tigray Oo Duullaan Ku Ballaadhiyay Amxaarada Iyo Dhawaaqyo Guubaba Ah Oo Kasoo Baxaya Siyaasiyiinta

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Dagaalyahan ka tirsan Xooggag ee dalka Ethiopia, ayaa si ballaadhan weerrero ugu qaaday dhulka ay sheegtaan gobolka ay deriska yihiin ee Amxaarada Salaasadii maanta. Arrintan ayaa sababtay in hoggaamiyayaashooda xulafada la ah dowladda dhexe ee Amxaaradu … Continue reading Dagaalyahanka Tigray Oo Duullaan Ku Ballaadhiyay Amxaarada Iyo Dhawaaqyo Guubaba Ah Oo Kasoo Baxaya Siyaasiyiinta