X

Noocyada Dhalinyarada Qurbaha Q.4aad. W/Q. Said Ali Ahmed

Dhawar iyo labaatan sano ka dib oo aan la noolaa mushkiladaha iyo horumarka jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha dagan waxa aanku doodayaa in mustaqbal wanaagsan oo ay yeeshaan jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha degani ay ku xidhan tahay in isbadal lagu sameeyo hogaanka jaaliyadaha Soomaaliyeed. Waa in dhaliinyaradii ka badbaaday mushkiladiha qurbuha ee aan kaga hadalay barmaamijyadii kan ka horeeyay ay qayb muhiim ah ka noqdaan hogaaminta jaaliyada.

Barmaamijkan oo ah barmaamijkii ugu danbeeyay ee barmaamijyo afar ah oo aan kaga hadlay noocyada dhaliinyarad qurbaha aan u bixiyay “Xal Haye – Noocyada dhaliinyarada Soomaalida Qurbaha” aan kaga hadli doonaa mawduucan.

halkan ka daawo mawduucaa

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post