Telesom dahabshiil
mubarak tanzil
Welcome to Araweelo News Network   Click to listen highlighted text! Welcome to Araweelo News Network

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 815 Posts

Kumuu Ahaa Marxuum Cabdi Maxamuud Gaagaal

Araweelo News Network Associated Online Agencies Allah haw naxariistee Marxuum Cabdi Maxamuud Gaagaale, ayaa ku Geeriyooday Hargeysa. 14 May 2026.   Marxiimka ayaa ahaa  xiligan da’da 90 jirka, wuxuu 27 Sanno ahaa Xildhibaan Golaha Wakiillada ka tirsan iyo Wasiirkii hawlaha Guud

Aqoonsiga Somaliland iyo Israel: Ma Heshiis Qarsoodi Ah Mise Go’aan Siyaasadeed oo Madax-bannaan?

Aqoonsiga Somaliland iyo Israel: Ma Heshiis Qarsoodi Ah Mise Go’aan Siyaasadeed oo Madax-bannaan? Israel oo aqoonsatay Jamhuuriyadda Somaliland, su’aasha ugu badan ee wiigagan bulshada dhexdeeda ku meeraysanaysaa waa: Maxaa la kala saxeexday? Waa maxay heshiiska qarsoon ee la galay? Maxay

ILAHA TAMARTA CASRIGA Ah IYO DABOOLIDDA BAAHIDEENA

Araweelo News Network Associated Online Agencies   NOOCYADA TAMARTA B. Tamarta la cusboonaysiin Karo (Renewable) waxa ka mid ah:- 1. Tamarta Qorraxda, 2. Tamarta Dabaysha, 3. Tamarta Biyaha (Hydropower), 4. Tamarta Mawjadaha & Hirarka Badda, 5. Tamarta Biogas ee qoryo,

Qaab-dhismeedka Bulshada iyo Qaybaheeda dhaqan

Tusmada: dhaqannadii hore iyo soo-baxyada haatan Araweelo News Network Associated Online Agencies Bulshada iyo Qaab-dhismeedkeeda Bulsho waa isku-xidhka dadka wada nool ee ay ka dhexeeyaan qiyam, dhaqan iyo hidde, diir iyo dareen, dan guud iyo masiir-wadaag. Ma aha oo keliya

Somaliland:  Sifooyinkiisa Hoggaamineed ee Cheif of Staff

Afar kulan iyo waxaan ka bartay  Araweelo News Network Associated Online Agencies Somaliland:  Sifooyinkiisa Hoggaamineed ee Cheif of Staff-ka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Abdulkadir Eidleh   1. Hotel Hayat, dabayaaqadii September 2024, ayaa markii u horaysay ayaanu si’aan ku talagal ahayn

Djibouti: Dhaqdhaqaaq Siyaasadeed, Milatari iyo Xiisado Qowmiyadeed oo Is-biirsaday

Araweelo News Network Associated Online Agencies     Xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka yar ee Jabuuti ayaa gashay marxalad xasaasi ah horraanta sanadkan 2026, iyadoo ay is biirsadeen doorasho soo socota, dhaqdhaqaaqyo mucaarad oo hubeysan, iyo xiisado qowmiyadeed oo

Madaxweyne Xasan Sheekh Miyuu Bedelay Mawqifkiisa Midnima Doonka

Araweelo News Network Associated Online Agencies   Madaxweynaha maamulka Muqdisho Xassan Sheekh waxa uu shalay la yimid khudbad is-bihin-bihin iyo beer-laxawsi oo gabi ahaanba ku socotay dawladda iyo shacabka Somaalikand. Waxa uu sheegay in ay wada-hadal iyo walaaltinnimo u socdo,

Booqashada Israa’iil ee Hargeysa Fursad Nooce Ah

  Somaliland iyo Turjumaada Maslaxadda Gobolka Araweelo News Network Associated Online Agencies   Booqashadii rasmiga ahayd ee Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Mudane Gideon Sa’ar, uu ku yimid magaalada Hargeysa, caasimadda Somaliland, waxay astaan u tahay marxalad cusub oo siyaasadeed

SOMALILAND & MUHIIMADDEEDA

Somaliland, waa Dal Noocee Ah Araweelo News Network Associated Online Agencies Somaliland waa dal ku yaalla Bariga Geeska Afrika, lehna goob juqraafiyeed oo istiraatiiji ah, leh Bad Adduunka isku xidha oo si toos u saamayn karta isu-socodka ganacsiga adduunka, amniga

Cunta yaraanta Adduunka iyo Calaf la’aanteena

Araweelo News Network Associated Online Agencies   Dunida maanta waxa ay wajahaysaa iyada oo laga webinaayo yaraanshaha sii kordhaysa oo ku saabsan raashinka iyo biyaha Adduunka, taas oo mustaqbalka dhow isu beddeli karta masiibo caalami ah. Dal kasta oo aan

Click to listen highlighted text!