TelesomdahabshiiltanzilSmiley face<90

Category: Arrimaha Waxbarashadda

Total 32 Posts

SAHAN: Center for the Care and Treatment of People with Mental Illness 15th annual anniversary

    #Araweelo_News_ Network   Hargeisa (ANN)- The Health, care and rehabilitation center of SAHAN, which treats and cares for people with mental illnesses, held an event to mark the 15th anniversary of its establishment in the northern center of

Xasan Weli Xilligii Markiska Xifdiga Quraanka Iyo Barashada Diinta

#Araweelo_News_Network.   WQ: Cabdinaasir Axmed Abraham.   Waxa ay ahayd markii ugu horraysay ee aan arko mashruuc samo-fal ah, oo Qur’aanka iyo Diinta lagu barayo Arday gaadhaysa 610. Salma group, iyada oo aan cid shisheeye ugu baryo tegin, waalidka carruurtana wax

#Somaliland: Ururka Macalimiinta Ee SOLTA Oo Agaasimay Xuska Maalinta Macalinka

#Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)-Munaasibad ballaadhan oo si weyn loo agaasimay ayaa lagu xusay maalinta Macalinta Aduunka oo ku beegnayd 5 Oct 2023, taas oo sannad walba laga xuso Somaliland, iyadoo ujeeddada laga leeyahay tahay sidii loo muujin lahaa kaalinta macalinku

#Somaliland: Wasaaradda Waxbarashadda Oo Shaacisay Fursaddo Muhiim Ah

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland, ayaa baahisay fursado muhiim ah oo ku waajahan hablaha danaynaya inay qaataan xirfadda tababarka macalinimada. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay maanta wasaadda oo lagu shaaciyay Fursaddaha ayaa la raaciyay shuruudaha looga baahan yahay

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashadda Oo Munaasibad  Ballaadhan U Qabatay Macalimiin Dhammaysatay Tababar

Dardaarinkii Wasiirka Iyo Masuuliyiinta Kale #Araweelo_News_Network. “Wasaaraddu Waxay Qaadanay 600 Macalin, Waa Fursad, waaa inaad qaadataan Liisanka, shan shardi ayaa ku xidhan qofka La siinayo Liisanka”Wasiir Axmed Diiriye Toorno   Hargeysa(ANN)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somaliland, Ahmed Maxamed

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashadda Oo Ku Hawlan Qorshe Dib Loogu Tayaynayo Manhajka

“Waa Inaynu Soo Saaro Ilma Aabihii Ka Fiican, Tayaynta iyo Dib u eegista Manhajka Waxbarashadda Dugsiyadda Hoose – Dhexe ee Somaliland #Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa qabatay kulan qorshijhiisu yahay sidii dib u habayn loogu

Jooji Waxbarshadda

#Araweelo_News_Network. Let’s stop JOOJI WAXBARASHADA: 1: JOOJI Waxbarashada oo ha aadin ( Jaamacad, Dugsi Sare iyo Dugsi Dhexe toonna), haddii aanay Waxbarashadu wax ka bedelayn, Hab-fakarkaaga, akhlaaq-daada, garaad-kaaga, dhaqan-kaaga, iyo suluugaaga. 2: JOOJI Waxbarashada, haddii aanay gebi’ ahaanba noqonayn furahaaga

 Somaliland: Gunaanadka Shirka Tayaynta Iyo Maamul Daadejinta Waxbarashadda Dalka Iyo Doorka Wasaaradda

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa qabatay Shirweyne lagaga hadlayay Maamul Daadajinta Waxbarashadda Aasaasiga Ah, kaas oo ay ka qaybgaleen Masuuloyinta Wasaaradda iyo Guddiyada ka socda hay’addaha dawladda ee doorka  ku leh hawshaa. Kulankan oo

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashadda Oo Mushaharka Macalinka U Qoondaysay Ugu Yaraan In La Gaadhsiiyo Shan Boqol Oo Dollar

Qodobada Kasoo Baxay Shirka Falanqaynta Tayaynta Waxbarashadda Oo Lagu Muujiyay Qorshayaal Cusub   Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Shir muddo saddex maalmood ah uga socday Guddiyada Waxbarashadda dalka oo ay hormood u ahayd Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, isla markaana ujeeddadiisu ahayd

Somaliland: Dhawaaqista Natiijadda Imtixaanaadka Ee Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Waxyaabaha Ku Cusub

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland, ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadka shahaadiga sannad Dugsiyeedka 2021-2022, ee Fasallada 8-aad ee Dugsiyada dhexe iyo fasallada 4-aad ee Dugsiyada sarre ee Somaliland. Munaasibadda shaacinta Imtixaanaadka shahaadiga ah ee Ardayda Fasallada Afraad iyo