Diyaaraddaha Shiinaha Ee Xanbaara Nukliyeerka Oo Gilgilay Taiwan Iyo Saadaasha Khuburada Maraykanku Ka Bixiyeen

Araweelo News Network. Taipei(ANN)-Maamulka Taipei ee Taiwan, ayaa sheegay in diyaaraddaha dagaalka ee Shiinaha oo ay ku jiraan kuwa wax duqeeya ee H-6K ee nukliyeerka ah iyo Afar diyaaradood oo ka mid ah kuwa dagaalka ee noocoodu yahay J-16 ay galeen hawadooda. Diyaaraddaha wax duqeeya ee Nukliyeerka iyo kuwa dagaalka ee Shiinaha, waxay More...

Somaliland: Go’aamo Kasoo Baxay Shirkii Gollaha Wasiirada Oo Khuseeya Doorashooyinka, Guurtida Iyo Warbaahinta
Araweelo News Network. Somaliland: Go’aamo Kasoo Baxay Shirkii Gollaha Wasiirada Oo Khuseeya Doorashooyinka, Guurtida Iyo Warbaahinta More...

Somaliland: Gollaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Xeer Xaasaasi Ah
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Sahaminta Shidaalka dalka oo muddo dhawr sannadood ah horyaalay gollaha, kaas oo ay soo diyaariyeen qandaraaslayaal ajaanib ah More...

Somaliland Baroordiiqdii Loo Ballamay
Araweelo News Network. #Somaliland: Baroordiiq Loo Sameeyay Gabdhii U Horaysay Ee Ku suntanayd Haweenay ka Hadasha Idaacadda Ugu Da’da Weyn Geyiga Soomaalida ee #Radio Hargeysa #Hargeysa(ANN)-Marxuumad More...

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Britain U Joogay Soomaaliya Ee La Bedelay
Araweelo News Network. # Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Britain U Joogay Soomaaliya Ee La Bedelay Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa More...

Somaliland Oo Ka Dareen Celisay Tallooyinka Diblamaasiyadeed Ee Ku Baaqaya In Maraykanku Xidhiidh La Yeesho Iyo Heshiisyo Uu La Galo
Araweelo News Network. “Somaliland, waxay leedahay xeeb dhan 2,000-mayl oo ku dheraran marinka Bab el-Mandeb oo ahmiyad weyn u leh dunida, Maraykanku waa ,,,,” Amb. Stephen M. Schwartz Hargeysa(ANN)-Xukuumadda More...

Somaliland: Xisbiyada Qaranka Oo Farriin U Diray Guurtida Kana Dareen Celiyay Mudada Loo Cayimay Doorashadda Gollayaasha Wakiiladda Iyo Deegaanka
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Hoggaamiyayaasha saddexda Xisbi qaran ,ayaa kulan degdeg ah ka yeeshay arrimaha doorashooyinka iyo mudada loo cayimay in ay dalka ka dhacaan doorashooyinka gollayaasha wakiiladda More...

Somalia: Sexual Violence, Freedom of Expression and Abuses against Children
Araweelo News Network. #Somalia@Sexual Violence#Freedom of Expression and Abuses against Children by Human Rights Watch Annual Report New York(ANN)- The Human Rights Watch’s annual report on human rights More...

Munaasibad Shaahaada-sharafyo Lagu Maamuusay Agaasimayaal Xilalka Loo Kala Wareejiyay Oo Lagu Majeertay Karti Iyo Dedaal
Araweelo News Network. #Somaliland: Munaasibad Shaahaada-sharafyo Lagu Maamuusay Agaasimayaal Xilalka Loo Kal Wareejiyay Oo Lagu Majeertay Karti Iyo Dedaal Hargeysa(ANN)-Munaasibad ay xilka kula kala wareegeen Agaasimihii More...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Marxuumad Shukri Xariir Oo Hargeysa Ku Geeriyootay
Araweelo News Network. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore Muuxuu Ka Yidhi Geerida Marxuumad Shukri Xariir Hargeysa(ANN)- Alla ha u naxariistee Marxuumad More...
