Category: Sudan/ south Sudan Jubba
Dr Sada MIre is a Swedish Somali Woman from Somaliland who has won an Award
the second woman from Somaliland to win an award this year #Araweelo_News_Network. Dr. Sada Mire’s newly named National Geographic Explorers represent the next generation of influential leaders, communicators, and innovators. Dr. Sada is a Swedish Somali woman of Somaliland origin,
Puntland: Madaxweyne Deni Oo Ganafka Ku Dhuftay Qorshaha Cusub Ee Dawladda Federaalka
#Araweelo_News_Network. Garoowe(ANN)-Madaxweynaha Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ganafka ku dhuftay go’aamada kasoo baxay Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ee ku shiray Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni, wuxuu si weyn u daadafeeyay in aannay maamulka Puntland waxba
“Siyaasaddu Waa Hadhkaa Labadiisa Gelin, Mar Waa Kufiso, Marna Waa Kibriso”Maxamuud Xaashi
Siyaasi Maxamuud Xaashi Muxuu Ka Yidhi, Doorashada Turkiga Iyo Guusha Erdogan ? #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo xilligan ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa ka hadlay doorashada dalka Turkiga ee shalay lagu kala calaf qaaday, kaddib tartan addag oo
#Buulamadheedh: Al-shabaab Oo #Galaalaftay Saldhiga Muhuumka Ah Ee #Ciidamada Midawga #Afrika
#Arawelo_News_Network. Buulamadheedh(ANN)-Dagaalyahanka Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig weyn oo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ay ku leeyihiin degmada Buulamadheedh ee gobolka Shabeelada Hoose. Saldhigaa oo ah mid ahmiyad weyn, isla markaana hore looga qabsaday Al-shabaab sannado
Guddida Doorashooyinka Puntalnd Oo Soo Saaray Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada Oo Laga Codeeyay Deegaamo Somaliland Ah
#Araweelo_News_Network. Garoowe(ANN)-Guddida Doorashooyinka maamul gobolleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay natiijida hordhaca ah ee doorashooyinka oo aannay ku jirin saddexda degmo. Degmooyinka aan laga codayn ayaa kala ah, Garoowe, Godobjiraan iyo Dangoroyo oo dhammaantood ka tirsan Gobolka Nugaal.
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dagaalkii Laascaanood Iyo Munaasibaddii 18May Sida Loo Xusay
“Ciidamadda Qaranka waxay fuliyeen in cadowgii ina soo weeraray ay jebiyaan oo cashar u dhigaan” Madaxweyne Biixi #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dagaalkii ugu danbeeyay ee ka dhacay xarunta gobolka Sool ee Laascaanood
Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Oo Ka Dayriyay Xaaladda Dalka
“Garaad baa loo taagwaayay caqliga ma gelayso,” Xildhibaan Guurtida ah #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka dayriyay xaaladda dalka ee arrimaha nabadgelyada, wuxuuna ku tilmaamay in aannay marka la eego arrimaha dhinaca amaanka in aannay ahayn
It’s time for Somaliland and Dhulbahante to talk. The ICG statement on the situation of LasAnod
The first immediate steps should be a lasting ceasefire and getting the delayed elections in Somaliland on schedule, according to a statement for the International Crisis Group. >”Hargeisa shows its disregard for the Dhulbahante deep-seated grievances by blaming the
Dagaalka Suudan Oo Sii Xoogaystay Iyo Hoggaamiyaha Millateriga Oo Xilka Ka Qaaday Ku Xigeenkiisa Dagaalka Kula Jira
#Araweelo_News_Network. Khartoum (ANN)-Dagaalka ayaa dib uga bilaamay dalka Suudaan, iyadoo ay jiraan Duqaymo culus oo saacadihii lasoo dhaafay tan iyo Khamiistii hubka culus lagu garaacay degaannada koonfurta ee caasimadda Suudaan. Sidoo kale, waxa lasoo sheegayaa in meel u dhow
Madaxweyne Biixi Oo Ku Hanjabay In Lasii Wadayo Dagaalka Laascaanood Farragelinta Doorashooyinkana Ka Digay
“Ragga dheel-dheelayow dagaalku wuu soconayaa ilaa iyo taako Somaliland ah cadowgu ku jiro, intuu doonaba ha qaatee,” Madaxweyne Biixi Oo Ka Haldayay Munaasibadda xuska 18May 2023 #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Jamhuuriyadda Somaliland,Muuse Biixi Cabdi, oo kumanaan shacbiga Magaalada Hargeysa maanta kula