TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Commentator & Analysis

Total 488 Posts

Ethiopia Plans to Combat the Widespread Corruption In The Country

Araweelo News Network. Ethiopia Plans to Combat the Widespread Corruption In The Country After the in Ti grey regional war where the Government of Ethiopia and the TPLF junta fought nearly the past two years, currently it seems that war

THE AFRICAN RESOURCES CAUSE VIOLENCE’S

Araweelo News Network.   Africa is world’s most pregnant continent in the various deposits of resources,  yet the majority African countries don’t have technological access to explore and produce their resources I order those African countries tuckle their peoples’ poverty

Heshiiska Ethiopia Iyo TPLF Yaa Ku Faa’iday ?

Araweelo News Network.   Muddo bil laga joogo waxaa magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika ku soo dhammaaday heshiis siyaasadeed oo dhex maray dowladda Ethiopia iyo Jabhadda TPLF.   Heshiiskaa ayaa sabab u noqday in la joojiyo dagaalkii ka socday

Al-shabaab Oo Raacaysa Dariiqii Daalibaan

Araweelo News Network.   Al-Shabaab ayaa mar walba ku celcelisa inay si xeel dheer u raacdo TaakTikada Dagaalka iyo mukhaabaraadka xarakada Daalibaan ee dalka Afghanistan.    Xaqiiqdii Taaktikada Dagaalka, mukhaabaraadka iyo midka Diblomaasiyadeed ee Daalibaan waa mid  ay guul weyn

Colonel Tuke, a Somali war criminal detained in the U.S.

Araweelo News Network   Colonel Tuke, a Somali war criminal detained in the U.S. Thank you, Mr Victor Malarek, for your well articulated 1992 report on Somalia’s war criminal Tuke.  And thank you USA  https://youtu.be/eybU4tCestk I believe the evidence and

Way Adagtahay Inay Soomaaliya Dawlad Noqoto

Araweelo News Network. Dadka Soomaaliyeed waa dad asal ahaa xoollo dhaqato ah oo reer miyi ah, tusaale ahaan, waxa lagu qiyaasaa  85% inay yihiin xoollo dhaqato, halka 15% lagu qiyaaso inay yihiin dad reer magaal ah oo xaddaarad magaalo leh.

Caqiidada Uu Aamisanyahay Trump Iyo Mabaadiida Cunsuriyada Ku Dhisan

Araweelo News Network. Madaxweynihii hore dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa la ogaaday inuu hormuud u YAHAY dadka caddaanka ah ee xagjirka ah, kuwaas oo aaminsan sarraynta caddaanka iyo in dadka midabka aan caddaanka ahayn laga tirtiro dalka Marayknaka ah.  

Qadar Waxay Qaadatay Go’aamo Ka Cadhaysiiyay Dalalka Galbeedka Caalamka Islaamkana Laga Soo Dhoweeyay

Araweelo News Network. Dalalka reer Galbeedka ayaa u muuqda kuwo si cunsuriyad ah ugu eeddaynaya dalka Qadar inuu ku xad gudbay waxa ay ku sheegaan xuquuqda Aadamaha, taas oo ka dhalatay markii ay go’aansatay in loo hoggaansamo qaanuunka iyo shuruucda

Soomaaliya Ma jirto Dawlad Lagu Aamini karo Hubka

Araweelo News Network.     Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa soo saaray qaraar ay Soomaaliya ugu kordhinayaan cuna qabataynta Hubka, sababtoo ah Soomaaliya ma jirto dawlad lagu aamini karo hubka calculus, iyo dhaqaalaha xoogga baddan ee beesha caalamku ay

Bulshada Carabta Oo Dusha Ka Saaraysa Qaraxii Magaalada Istanbul Gabadh Soomaaliyeed

Araweelo News Network. Bulshada Carabta Oo Dusha Ka Saaraysa Qaraxii Magaalada Istanbul Gabadh Soomaaliyeed Iyadoo dadka ajaanibta ah ee ku nool dalka Turkey ay Iska difaacayaan in waddamadooda lagu sheego gabadhii qaraxa Geeysatay, ayay si lama filaan ah gabadhan Soomaaliyeed

Smiley facesomcable