Category: Somaliland
#US Briefing on Over the #Horizon #Operations in #Somalia
Commencing a Yearly Interim National Defense Strategy #Araweelo _News_Network. Washington (ANN)- According to a Document issued after signing the NDAA, Biden said the act “provides important benefits and enhances access to justice for military personnel and their families, and
#Somaliland Oo Ka Hadashay #Garaadada Lagu Soo Dhoweeyay Gaadiidka #Tignikada Ee #Ciidanka Qaranka Iyo Calanka #Soomaaliya
“Nabadgelyada Sool Ee Laascaanood Waxay Gacanta Ugu Jirtaa Ciidanka Qaranka Somaliland” Sareeye Gaas Nuux Taani #Araweelo_News_Network. Muuqaalkan ka Daawo Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by Araweelo News
Somaliland has responded angrily to the #statement from the American Embassy.
#Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)- The government of the Republic of Somaliland has responded angrily to the statement from the American Embassy in Mogadishu, which is an insult to the existence and cause of Somaliland’s independence. The American Ambassador to
“Dawladda Somaliland Iyo Dadka Laaascaanood waxaan Leenahay Dhiig Daata Khayr Kuma Imanayo, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Arrinta Sool
#Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay shacbiga Magaalada Laascaanood in aan loo baahnayn dhiig daata, isagoo jeediyay in xiisadda Laascaanood looga baahanyahay dawladda Somaliland inay xaliso. Laxidhiidha: Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland
Somaliland is Located in a Strategic Location, Both Geographically and Politically, Of Great Importance to The Region and the World
Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-Somaliland is strategically and geographically located, and it is vital to the region and the world in terms of military, economic, trade, and security. It is a strategic area; it borders the Gulf of Aden and
Somaliland: Kulan Madaxweyne Biixi Guddoomiyay Oo Lagu Faaqiday Xaaladda Laascaanood
Madaxweyne Biixi, Wuxuu Eeddaymo Iyo Digniino U Jeediyay Siyaasiyiin Dalalka Geeska, Puntland Iyo Shaqsiyaad Kale Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Kulan Ballaadhan oo Albaabada loo xidhay oo ka qabsoomay maanta Qasriga Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu gorfeeyay xaaladda Magaalada Laascaanood ee
Daacigii Weynaa Sheekh Ismaaciil Oo Lagu Aasay Magaalada Barakaysan, Doorkii Iyo Duruufihii Uu Dacwadda Lasoo Maray
Dukaankiisa Oo Camiran Ayuu Ka Dhaqaaqay Si Uu Dacwadda U Faafiyo Ilaa Uu Ku Guulaystay Hadafkiisii Araweelo News Network. Jeddah (ANN- Daacigii weynaa ee Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal oo ahaa Hoggaamiyaha Culimada Tabliiqiyiinta Qaarada Afrika, ayaa ku geeriyooday dalka
Daacigii Weynaa Ee Sheekh Ismaaciil Hoggaamiyihii Culimada Tabliiqa Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. Jeddah(ANN)- Daacigii weynaa ee Sheekh Ismaaciil Maxamudu Cigaal oo ahaa Hoggaamiyaha Culimada Tabliiqiyiinta Geeska Afrika, ayaa ku geeriyooday dalka Sucuudiga oo dhowaan loo geeyay xaallad caafimaad. Sheekh ismaaciil, wuxuu ahaa daaci u go’ay dacwadda Illaahay iyo
Somalia: Madaxweyne Geele Oo Booqasho Ismiidaamin Ah Ku Tegey Magaalada Muqdisho kdib Xidhiidhkii Guurka Siyaasadaysan
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)- Madaxweyneha dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si lama filaan ah u booqday Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomalaiya, iyadoo xaaladda amniga si weyn loo xoojiyay. Madaxweyne Geelle oo aan si dhab ah loo ogayn ujeeddada socdaalkiisa,
Muusishiinki La Jeclaa Cabdinaasir Macalin Caydiid, Halgamaa Baroordiiq Lagu Sagootiyay
“Cabdinaasir Macalin Caydiid, Inaan Arko ayaan muddo baddan ku hamiyaya, Laakiin.. “Abwaan Maxamed Aadan Dacar Araweelo News Network. Muusishiinki La Jeclaa Cabdinaasir Macalin Caydiid, Halgamaa Baroordiiq Lagu Sagootiyay Hargeysa(ANN)-Muusishankii caanka ahaa, heesaagii halgamaaga ahaa Allah haw naxariistee Cabdinaasir Macalin Caydiid