TelesomDahabshiil

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Gaadhay Addis Ababa

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta safar ugu baxay dalka Ethiopia, Madaxweyne Bixii waxa garoonka diyaaraddaha kusii sagootiyay masuuliyiin xukuumadda ka tirsan. Weftigii uu hoggaaminayo Madaxweyne Biixi , ayaa gaadhay caasimadda Addis Ababa ee dalka Ethiopia, waxana madaarka More...

by admin | Published 1 week ago
By admin On Monday, January 17th, 2022
0 Comments

Somaliland: Socdaalka Madaxweyne Biixi Ee Ethiopia Iyo Su’aalaha Ka Dhashay

Damaca Ethiopia ee Dekedda Saylac Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filaaya inuu maalinta beri u baxo dalka Magaalada Addis Ababa ee Caasiamdda More...

By admin On Monday, January 17th, 2022
0 Comments

UAE: Deadly attack on Abu Dhabi International Airport and Oil reserves

Araweelo News Network. Abu Dhabi (ANN)- An explosion blast has ripped through a key oil facility and Abu Dhabi International Airport in the United Arab Emirates on Monday. The blast killed three people and More...

ALT: Araweelo News Network
By admin On Monday, January 17th, 2022
0 Comments

Somaliland: Garyaqaan Mubaarik Aar Oo Sharaxaad Faah-faahsan Ka Bixiyay Go’aanka Maxkamadda Dastuuriga Ah

Araweelo News Network. Hargeysa)ANN)-Garyaqaan Mubaarik Aar oo ah sharciyaqaan, isla markaana ah Bare dhinaca sharciga ah, ayaa ka hadlay go’aanka Maxakamadda Dastuuriga ee dacwadda laga sugayay jawaabteeda More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Sunday, January 16th, 2022
0 Comments

“Madaxweyne Ha Ku Mashquulin Muddo Kordhin ee Doorashada Iyo Sidii Dalka Aad Dhibaatada Uga Saari Lahayd Ku Mashquul”

Marwo Maryan Maxamuud Dirir Xsibiga mucaaradka ee WADDANI Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI ee garabka Haweenka Marwo Maryan Maxamuud Dirir, , ayaa ugu baaqday Madaxweyne More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Sunday, January 16th, 2022
0 Comments

Somaliland: Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI oo Ka Hadlay Mawqifkooda Qaraarka Maxkamadda Dastuuriga

Araweelo News Network. “Maxakamaddu waxay ka joogsatay shirqoolkii laga soo abaabulay Madaxtooyadda ee sharcidarrada ahaa.” Hargeysa)ANN)-Xisbiga ugu weyn mucaaradka Somaliland ee WADDANI, More...

Alt: Araweelo News Network.
By admin On Sunday, January 16th, 2022
0 Comments

Somaliland: Go’aanka Maxkamadda Sarre Ee Dacwadda Xeerka Furista Ururrada Siyaasada

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Maxaamadda Sarre ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay go’aan ay kaga hadlay dacwadda loo gudbiyay ee xeerka furista Ururrada Siyaasada iyo axsaabta oo si weyn More...

By admin On Saturday, January 15th, 2022
0 Comments

Xildhibaano Isku Farasaaray Fadhigii Gollaha Ee Ansixinta Miisaaniyadda 2022

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xildhibaano ka tirsan gollaha wakiiladda Somaliland, ayaa isku farasaaray fadhigii lagu ansixinayay miisaaniyadda 2022, taas oo waxoogay sawaxan iyo buuq ka dhalisay kaddib More...

ALT: Araweelo News Network
By admin On Saturday, January 15th, 2022
0 Comments

Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Dur-Duro Ku Ansixiyay Miisaaniyadda 2022

Araweelo News Network. Waxa la raaciyay soo jeedinta guddida dhaqaalaha ee Gollaha Wakiillada Hargeysa(ANN)-Muddanayaasha gollaha wakiillada Somaliland, ayaa meel mariyay miisaaniyadda 2022, kaddib markii More...

Alt: Araweelo News Network WHO chief Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus
By admin On Friday, January 14th, 2022
0 Comments

Ethiopian Government Files Complaint Against WHO Director General Dr. Tedros Adhanom

Dr. Tedros Adhanom the first person from the WHO African Region to head the world’s leading public health agency. Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-The Federal Government of Ethiopia has filed a More...

Smiley face