Category: Warar
Madaxweynaha Xilka Ka Degaya Oo Ka Qaybgalay Aaskiisii Ugu Danbeeyay Ee Sagootinka Xilka
#Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha xilka kasii degaya ee Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay aaska marxuum Cabdinajax Siyaad Aw Cabdi oo ahaa la taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha dhallinyarada, isla markaana ahaa Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee Xisbiga Kulmiye.
Dagaalyahanka Duulaankan Ku Qabsaday Suuriya Oo Soo Dhisaya Dawlad Ku Meel Gaadh Ah
#Araweelo_News_Neteork Dimishiq (ANN)-KooxdaKa Maleeshiyada lala xidhiidhiyay inay u adeegayaan dalalka reer galbeedka oo gacansaar la leh Turliga ayaa ku dhawaaqay innay soo dhisayaan dawlad ku meel gaadh ah. Kooxda lagu magcaabo Jabadda Taxriiru Shaam (HTS), oo gacanta ku
Mustaqbalka Suuriya Iyo Siyaasaddaha Is Diidan
#Araweelo_News_Network.. Mustaqbalka Suuriya Iyo Siyaasaddaha Is Diidan 54 sano ka dib waddanka suuriya wuxuu noqday waddan aysan ka talin qooyska Al-Asad. mustaqbalka waddanka suuriya caalamka oo dhan ayaa indhaha ku wada haya. Qaramada midoobay, iyo waddamada adduunka oo
Somalia: Maxaa Sababay In Ciidamada Ethiopia Ku Qulqulaan Guddaha
#Araweelo_News_Network Addis Ababa (ANN)- 48-kii saacadood ee ay soo dhaafnay kolanyo gawaadhida gaashaamaan ah oo lagu qiyaasay ku dhowaad 180 gaadiidka gaashaaman ah oo ay ku jiraan 40 Taangi oo ay leeyihiin millateriga Ethiopia ayaa u gudbay gobolka Gedo ee
Qabsashada Aleppo Maxay Ka Bedelaysaa Siyaasadda Gobolka, Yaa Sameyay Kooxda Xaggayse Xidida Ku Leeyihiin?
Maxay Wadaagaan Hoggaamiyaha Jabhada Tahrir al-Sham Ee Al-Julani Iyo Hoggaamiyihii ISIS Ee Abu Bakar al-Baghdadi? #Araweelo _News_Network Aleppo (ANN)-Xiisaadda gobolka Bariga dhexe waxa sii kordhisay collaada kasoo cusboonaatay dalka Suuriya, iyadoo Saddex maalmood gudahood, dagaalyahannada mucaaradku qabsadeen magaalada labaad
Turkiga Iyo Iran Oo Isku maandhaafay Xaaladda Suuriya
Duulanka Xalab (Aleppo) Ee Suuriya Muxuu Ka Bedeli karaa Khariirada Bariga Dhexe iyo Dagaalka Qaza? #Araweelo_News_Network Damascus (ANN)-Dalalka Iran iyo Turkiga ayaa isku maandhaafay collaada kasoo cusboonaatay dalka Suuriya, iyadoo kooxo maleeshiyo ah si lama filaan ah u
Fashilka Dawladda Federaalka Ma Awoodi Karaa Inuu Horjoogsado Aqoonsiga Somaliland
REER GALBEEDKA OO INDHAHA KU HAYA #SOMALILAND. #Araweelo_News_Network Dr. Ahmed Hassan Salah politics and international relations. Nairibi (ANN)- Soomaaliya waddankii la odhan jiray gebi ahaanba wuu fashilmay. Natiijadii nidaamka Federaalismka si fiican ayeeynu u aragnaa, waxaana inoogu filan khilaafka ka
Doorashada Maraykanka Sida Loogu Kala Guulaystay Codadka Gobollada Ee Electoral College
#Araweelo_News_Network Washington (ANN)-Madaxweynihii hore ee MaraykankaTrump ayaa ku guulaystay doorashada Salaasadii ka dhacday Marayanka, natiijada la xaqiijiyey ayaa sheegaysa inuu haysto 277 oo ah ergada codaynta ama Electoral College, halka Kamala Harris ay illaa hadda ku guuleysatay 224. Trump ayaa
Guusha Trump Ee Hordhaca Ah Iyo Dareenka Murrugada Codbixiyayaasha
#Araweelo_News_Network Washington (ANN)-Natiijada hordhaca ah ee Doorashada Maraykanka ayaa noqotay guusha Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, kaas oo mar kale kusoo laabtay Afar sanadood kadib, markii doorashooyinkii hore oo laga guulaystay markii labaad ee xilka Madaxweynaha. Doorashada xilligan oo