TelesomDahabshiil

Kooxda Sheegata Mumeteliinta Somaliland Ee Ku Sugan Soomaaliya Oo Gudbiyay Liiska Murrasahxiinta Aqalka Sare

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Kooxda sheegtay mumeteliinta Somaliland ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u gudbiyay Liiska xubnaha ay isku raaceen ee u metelaya aqalka sare. Liiska murashaxiinta Xildhibaanada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland), waxa ra’iisal More...

by admin | Published 1 day ago
Alt: Araweelo News Network
By admin On Monday, September 20th, 2021
0 Comments

Djibouti: Waa Sidee Xaaladda Caafimaad Ee Madaxweyne Geelle Lasoo Guryanoqday Iyo Mustaqbalka Dalka

Araweelo News Network. Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo muddo toddobaad ah dalka Faransiiska u joogay hawlo caafimaad, ayaa dalkiisa dib ugu laabtay, isagoo shalay More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Sunday, September 19th, 2021
0 Comments

Gollaha Amaanka Oo Digniin U Diray Madaxda Somalia Ee Dawladda Federaalka

Araweelo News Network.   New York(ANN)-Gollaha Amaanka, ayaa ka hadlay xaaladda sii xumaanay ee Soomaaliya, iyadoo khilaafka sii kordhaya ee u dhexeeya Madaxeynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Sunday, September 19th, 2021
0 Comments

Dr Sada Mire became the first African Scholar To win SAFA Book Prize for Her Book Divine Fertility

Araweelo News Network.   “This fieldwork and commitment to the past of an archaeologically neglected region already makes Sada a pioneer” – Dr Stephanie Wynne-Jones, Trowelblazers and University of More...

By admin On Saturday, September 18th, 2021
0 Comments

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Laashay Go’aanka Xukuumaddu Kootada Ugu Xidhay Caymiska Shirkad Gaar Ah Ee Xasaradda Dhaliyay

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Sare ee Jamhuriyadda Somaliland, ayaa gebi ahaanba laashay go’aanka xukuumadda ee Hay’adda Caymiska Qaranku si gaar ah ugu xidhay Shirkadda Caymiska ee More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Saturday, September 18th, 2021
0 Comments

Somaliland: Maayarkii Hore Ee Burco Muraad Oo Daboolka Ka Qaaday Sababta Madaxweyne #Biixi Xilligan Xilalka U Magcaabay Iyo Saadaasha Doorashada #Madaxtooyadda

Araweelo News Network. “Burco waa lagu tartamayaa, horena waxaaan u sheegay in ay tahay (Ohio), Guushuna Waxay Raacay Xisbiga Ku Guulaysta Togdheer” Maxamed Muraad Burco(ANN)-Maayarkii hore ee Magaaladda Burco, More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Saturday, September 18th, 2021
0 Comments

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Fagaare Ka Qiray Guushii Axsaabta Mucaaradka Ee Doorashooyinka Iyo Lexejecladooda Dalka

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ku amaanay markii u horaysay axsaabta mucaaradka doorka lexejeclada ah ee ay dalka kaga jiraan horumarkiisa More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Friday, September 17th, 2021
0 Comments

Fahad Yasain Taliyihii Hore Ee NISA Oo Lagu Xidhay Madaarka Djibouti

Araweelo News Network. #Villa #Somalia Oo Ka #Hadashay Xadhiga #Fahad Yasin #Djibouti(ANN)-Fahad Yasin oo ahaa Agaasimihii Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee #NISA, ayaa lagu xidhay Dalka Djibouti, sidaana waxa More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Friday, September 17th, 2021
0 Comments

Somalia’s return to conflict and insecurity being exploited by Alshabab

Araweelo News Network   The dispute between Farmajo and Roble has reached a climax and created great fear among the people of Somalia. Mogadishu, Somalia (ANN)-Controversy over the power of Somalia’s More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Thursday, September 16th, 2021
0 Comments

Somaliland: Shirkii Gollaha Wasiirrada Oo Laga Saaray Weedho Hanjabaad U Muuqda Oo Ku Waajahan Warbaahinta

Araweelo News Network.   Gollaha Wasiirradu Waxay Ka Hadleen Mawjadii Saddexaad Ee Coronavirus Oo Somaliland Soo Gaadhay Hargeysa(ANN)-Shirka gollaha wasiirrada Somaliland, ayaa laga soo saaray weedho u muuqday More...

Smiley face

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp