Category: Middle East
Dagaalka #Qaza Iyo Laba Wejiilaynta Dublamaasiyada Maraykanka
Tirada Maraykanku U Adeegsay Voto Power Qaraarada Gollaha Amaanka Ee La Doonayay In Lagu Xakameeyo Israel Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. #Araweelo_News_Network. Middle East (ANN)- Maraykanka oo si badheedh ah ugu taageeraya Israel
#Gaza: The image of #naked men shows the #Israeli forces the #massacre of the Palestinian #people
Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. #Araweelo_News_Network. Gaza (ANN)- Secretly recorded footage has emerged from Gaza, apparently showing hundreds of Palestinian men who were tied up and stripped of their clothes by Israeli forces,
#Israel: Qorshaha U Diyaarsan Dagaalka #Qaza Iyo #Digniinta Ay U Adeegsatay Aayad #Quraanka Kariimka Ah
Hoggaamiyaha Xamaas Ee Israel Ka Yaabiyay “Qaza Bin Laden” Iyo Qaabka Loo Shaxeeyay Godadka Dhulka Hoose Ee Qaza #Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay qaadayaan weeraro aan hore u dhicin oo ka dhan ah Xamaas, kaddib markii ay
#Qaza: Israel Oo Sheegtay In C iidankoodu Xoog Ku Galay Guddaha #Khan_Yonis
61 Maalmood Dagaalkii Ugu Cuslaa Oo Xamaas Iyo Israel Isku Waajaheen #Araweelo_News_Network. Khan Yonis(ANN)-Israa’iil ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay galeen Koonfurta magaalada ugu weyn ee Qaza ee Khan Younis. Saraakiisha Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa sheegaya in ciidamadooda ay gaadheen
#Qaza: Israel Oo Diyaarisay Duulaankii Ugu Weynaa Si Shacabka Falastiin Uga Cararaan Dhulkooda
#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)- Israa’iil ayaa Isniintii dib u soo cusboonaysiisay baaqyada ku aaddan in dad baddan laga daadgureeyo magaalada Khan Younis ee Koonfurta, iyadoo bilawday duulaan ballaadhan oo ka dhan ah dadka shacabka ah ee Falastiin. Tobbanaan kun oo Falastiiniyiin
Maraakiib Dagaal Oo Maraykanku Leeyahay Oo Lagu Weeraray Badda Cas
#Araweelo_News_Network. Washington(ANN)Markab dagaal oo Maraykan ah iyo maraakiib baddan oo ganacsi ayaa lagu weeraray Badda Cas, sidaana waxa sheegay Pentagon-ka. Maraakiibta ayuu sheegtay Aqalka Pentagon in xilliga la weerrary ay marayeen Badda Cas, iyadoo ay arrintan sii kordhisay cabsida soo
#Xamaas Oo U Hanjabtay #Israel Kaddib Isku Dhac Ka Dhacay #Qaza
#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Afhayeenka garabka Millateriga Xamaas ee Al Qassam Brigades, Abu Cubayda, ayaa digniin u diray Israa’iil, xilli ay sii dhammaanayso xabbad joojinta lagu kordhiyay Qaza ee labada maalmood. Abu Cubayda, wuxuu sheegay in Xamaas ay ixtiraami doonto xabbad joojinta ilaa
#Qaza: Israel Iyo Xamaas Oo Aqbalay In La Kordhiyo Muddada Xabbad-joojinta
#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Xabbad-joojinta afarta maalmood ah ee u dhaxaysay Israa’iil iyo Xamaas ee Qaza ayaa la kordhiyey laba maalmood oo kale. Arrintan ayaa timi, kaddib qaabka farsamada ee is waydaarsiga maxabiista oo cilad ka dhalatay, iyadoo xilliga heshiiska ku meelgaadhka ee
The time for starting a temporary ceasefire between Israel and Hamas
#Araweelo_News_Network. Doha (ANN)-The plan to start a temporary ceasefire between Israel and Hamas has been officially announced. Qatar’s Ministry of Foreign Affairs announced a few hours ago that a truce between Israel and Hamas in Gaza will start on
#Qaza: #Israel Guuldarada #Dagaalku Muxuu Ka Beddelay Mawqifkeedii #Xamaas
#Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Qaza(ANN)-Israa’iil ayaa wacad ku martay in ay baabi’in doonto xukumada Qaza ee Xamaas, kuwaas oo 7-dii Oct, 2023, ku qaaday guddaha Israel weerarkii ugu yaabka badnaa