Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Middle East

Total 132 Posts

Ethiopian Finance Minister to Keynote 5th International Interest-Free Banking Forum

Event Aims to Advance Financial Inclusion and Economic Development #Araweelo_News_Network Dubai (ANN)- 17 August 2024, Dubai- UAE): AlHuda Centre of Islamic Banking and Economics (CIBE) is organizing the 5th International Interest-Free Banking & Takaful forum in Ethiopia. This event aims

Iran Oo Xidhay Qaybi Hawadeeda Sare Iyo Jawaabta Aargoosiga Oo Gobolka Xaalad Cabsi Ah Gelisay

> Israel Oo Difaac Gashay, Doorka Dalalka Carabta Dublamaasiyada Ruushka Oo Dareenka Cabsida Ee Sii Kordhaysa > Israel: Netanyahu oo sheegay in mar horeba dalkiisu ku hawlanaa. dagaal fool ka fool ah oo Iran iyo xulafadeeda. Tehran (ANN)- Xukuumadda dalka

Cabsida Dagaalka Bariga Dhexe Oo Khalkhaliyay Duulimaadyada Shirkaddaha Diyaaraddaha

  Dilka Hoggaamiyihii Hamas Oo Dagaalka U Jiheeyay Bilaw Aan Dhammaad Lahayn   Xaallada dunida kala go’doominta  xusuusta sannado ka hor  iyo Saadaashii Henry Kissinger #Araweelo_News_Network Washington (ANN)-Cabsida Dagaalka ku faafaya Bariga dhexe ayaa kordbay, iyadoo dilka Hoggaamiyihii Xamaas ee

DP World scored another win its ongoing legal wrangle with the Government of Djibouti

  “The authorities in Djibouti have repeatedly shown an utter contempt for the rule of law and the norms of good business, with no respect for legal agreements. is bad for business,” said a spokesman from DP World. #Araweelo_News_Network  

The UAE and Djibouti held a meeting to discuss the relationship between the two countries

The Minister of Foreign Affairs of Djibouti visited the UAE #Araweelo_News_Network Dubai (ANN)- The Minister of Foreign Affairs of Djibouti, Mahamoud Ali Youssouf, made a surprise visit to the UAE and held a meeting with the Deputy Minister of Foreign

Dilka Hoggaamiyihii Hamaas Oo Dunida Cabsi Geliyay Iyo Dareenka Falastiin Ee Hamaas

“Eebbaa iska leh isagaana u noqonaynaa. Waana halgan, guul ama shahiid.”Bayaanka Hamaas Dilka Ismail Haniya Wuxuu Dagaalka U Beddelay Weji Kale, Guutada Qassam   #Araweelo_News_Network.   Qaza (ANN)’-Dagaalyahanka Hamaas ayaa ka hadlay dilka hoggaamiye Ismail Heniyah ee Iran, kaas oo

Ethiopia and Kuwait have a dispute over workers

  Kuwait rejected Ethiopian Federal Goverment Request #Araweelo_News_Network. Kuwait City (ANN)-Kuwait and the Government of Ethiopia disagreed on a request to increase the salary of Ethiopians working in Kuwait, which is one of the richest countries in the Gulf, but

US court enforces $200 million award for DP World against Djibouti

  #Araweelo_News_Network Washington (ANN)-The US District Court for the District of Columbia has enforced a $200 million award won by a subsidiary of the UAE’s DP World against Djibouti,confirming a partial award issued in 2022 in a long-running arbitration over

Britain Oo Iska Fogaysay Dalabka Maxkamadda Denbiyada Ee Qabashada Netanyahu

  #Araweelo_News_Network.   London(ANN)- Dawladda Britain ayaa si dadban isaga fogaysay dalabka waaranka ee Maxkamadda denbiyada dagaalka ee ICC ku doonayso in lagu qabto Ra’iisal wasaaraha Israel. ” UK kama doodi doonto codsiga waaranka qabasho ee ICC ee Netanyahu iyo

Sacuudiga Oo Ka Hadlay Weerarka Diyaaraddaha Israel Ku Qaadeen Yemen

Weerarka Diyaaraddaha Israel Ku Qaadeen Yemen, Wuxuu uga Sii Daray Xaaladda Gobolka #Araweelo_News_Network. Riyad (ANN)-Dawladda Sacuudiga ayaa ka hadashay duulaanka Israel ay ku duqaysay Sabtidii Dekedda Xuddayda ee dalka Yemen, iyadoo Diyaaraddaha Israel khasaare u gaysteen xarunta Korontada ee Ras