Madaxweynaha Djibouti Oo Ka Hadlay Sababta Uu Markii Shanaad U Tartamayo Iyo Dhaleecaynta Mucaaradka

Araweelo News Network. #Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ka Jawaabay Su’aalo Kulul #Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Dalka Djiouti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka hadlay sababta uu markii shanaad u tartamayo doorashooyinka dalkaa ee u banayn waayay kursiga. Madaxweyne, Geelle, wuxuu arrimahaa iyo kuwa kale oo la xidhiidha cabashada mucaaradka More...

Hadalkii Buubaa Oo Bahdilay Rajadii Soomaaliland Iyo Arin Cusub
Araweelo News Network. #Buubaa Iyo Kulankii Bush House Goobtu waa Djibouti. Waa garoonka diyaaradaha Ambouli. Waa bisha April sannadkuna waa 1994. Kulaylka ayaa soo yara billaabanaya. Waa aroor hore. Waxaan ka More...

Mr. Buubaa Wuxuu Raadinayaa Somaliweyn Laga Helo Xiddiga Mariikh (Mars)
Araweelo News Network. #Buubaa Wuxuu Raadinayaa #Somaliweyn Laga Helo Xiddiga Mariikh (Mars) Mr. Ismaaciil Buubaa wuxuu midnimada Somaliweyn u yaqaan Somaliland iyo Somalia oo isku noqda. Somaliweyn waa 5ta More...

Madaxweynaha Somaliland Iyo Kumanaan Qof Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay
Araweelo News Network. # Somaliland Kumanaan Qof Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Suldaan Maxamed Suldaan Cabduqadir Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay More...

Suldaankii Hormoodka U Ahaa Saldanadaha Ugu Facaweyn Geyiga Soomaalida Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. Suldaankii Hormoodka U Ahaa Saldanadaha Ugu Facaweyn Geyiga Soomaalida Oo Geeriyooday Hargeysa(ANN)-Allah ha naxariistee waxa maanta Cusbitaalka Haldoor ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday More...

Djibouti Government Responds to Criticism of Somali Government’s Mediation Decision
Araweelo News Network. Djibouti (ANN) -The government of Djibouti has distanced itself from accusations that its report on the conflict between the two governments of Somalia and Kenya. A statement from Djibouti’s More...

Soomaaliya Oo Djibouti Ugu Baaqday In Raaligelin Laga Bixiyo Warbixinta Laga Soo Saaray Khilaafkii U Dhexeeyay Kenya
Araweelo News Network. #Kenya dhankeeda ka hadashay warbixinta ka cadhaysiisay Soomaaliya Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa ganafka ku dhifatay go’aan ay soo saareen guddida More...

Somaliland Baroordiiqdii Loo Ballamay
Araweelo News Network. #Somaliland: Baroordiiq Loo Sameeyay Gabdhii U Horaysay Ee Ku suntanayd Haweenay ka Hadasha Idaacadda Ugu Da’da Weyn Geyiga Soomaalida ee #Radio Hargeysa #Hargeysa(ANN)-Marxuumad More...

Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Masuuliyiinta Djibouti Oo Sheegay In Xaduudka Labada Dal Laysu Furay
Araweelo News Network #Somaliland Madaxweyne Biixi Iyo Masuuliyiinta Djibouti Oo Sheegay In Xaduudka Labada Dal Laysu Furay Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shan More...

Djibouti Oo Guddi Soo Qiimaysa Xiisaadda Muranka Soomaaliya Iyo Kenya
Araweelo News Network. #Djibouti Oo Guddi Soo Qiimaysa Xiisaadda Muranka @Soomaaliya Iyo #Kenya Djibouti(ANN)-Xukuumadda Dalka Djibouti, ayaa sheegtay in ay wefdi xaqiiqo raadin ah u dirtay Soomaaliya iyo More...
