Amiirka Kuwait Oo Kala Daadiyay Xukuumaddii Hore

Araweelo News Network. Maxaa Laga Filayay Amiir Nawaaf Markii uu xukunka la wareegay Afar Bilood Ka hor Kuwait(ANN)-Amiirka dalka Kuwayt Nawaaf Al-Axmad Al-Jaabir ayaa soo saaray wareegto khusaysa xukuumaddiisa, taas oo cabsi ku abuurtay gollaha xukuumadda, isla markaana lagu soo dhisayo xukuumad cusub. Sida ay shaacisay wakaaladda wararka ee More...

Sababihii Trump Uga Cararay Washington Ka Hor Munaasibadii Iyo Waraaq Uu Joe Biden Ugu Dhaafay Xafiiska Oo Dood Dhalisay
Araweelo News Network. #Trump Muxuu Uga Cararay Washington Ka Hor Munaasibadii Iyo Waraaq Uu @Joe@Biden Ugu Dhaafay Xafiiska Oo Dood Dhalisay Washington(ANN)-Trump, ayaa ka tegey Aqalka Cad isagoo weli ah Madaxweyne More...

Joe Biden Iyo Kamala Harris Oo Kula Wareegay Aqalka Cad Munaasibad Millateri Hareereeyay Iyo Trump Oo Ciil Kala Hagoogtay Guriga Cad
Araweelo News Network. By Arraale M. Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. Khudbadii Madaxweynaha Cusub, Khuraafaadkii Iyo Beentii Trump Iyo Carqaladihii uu ka tegey oo ka muuqday munaasibada dhaarta More...

Senatarada Jamhuuriga Oo Ka Muquurtay Barnaamij Su’aalo Lagu Weydiinayay Iyo Dacwadda Trump Oo Weli Wareegay
Araweelo News Network. Washington(ANN)-Senatarada Xisbiga Jamhuuriga, ayaa ka muquurtay Barnaamij la doonayay in wax lagaga weydiiyo wixii ka dhacay Capitol 6 Jan 2021. Kaddib markii ay dhismahaa qabsadeen taageerayaal More...

Gantaallaha Iiraan Oo Hafiyay Mid Ka Mid Ah Maraakiibta Xanbaara Diyaaraddaha Ee Maraykanka
Araweelo News Network. Washington(ANN)-Gantaallaha Iiraan, ayaa hafiyay mid ka mid ah Maraakiibta ugu waaweyn dunida ee ciidamada badda ee Maraykanka, kaas oo lagu magcaabo USS Nimitz oo lagu amray inuu ku More...

Pompeo: Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Oo Wejigabax Iyo Bahdilaad Kala Kulmay Midawga Yurub
Araweelo News Network. Pompeo: Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Oo Wejigabax Iyo Bahdilaad Kala Kulmay Midawga Yurub Brussels(ANN)-Xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka Michael Pompeo ayaa u xushay maalinta More...

Kongareska Maraykanka Oo Xilka Ka Qaadaya Trump Iyo Xiisada Kala Qaybsanaanta Doorashada
Araweelo News Network. Kongareska Maraykanka Oo Xilka Ka Qaadaya Trump Iyo Xiisada Kala Qaybsanaanta Doorashada Washinton(ANN)-Aqalka Kongareska Maraykanka ayaa bilaabay dood xaasaasi ah oo ka dhalatay markii golluhu More...

Jeneraalka Millateriga Maraykanka U Sareeya Oo Heeggan Geliyay Haya’ddaha Amniga Iyo Hanjabaado Cabsi Abuuray
Araweelo News Network. Madaxweyne ku xigeenka oo lagu duduucayo in Madaxweyne Trump xilka Laga xayuubiyo ka hor munaasibada aan kalsoonida lagu qabin sida xaalku noqon doono ee caleema saarka Joe Biden Washington(ANN)-Jeneraalka More...

Xukuumadda Ethiopia Oo Muujisay Hoggaamiyayaal Laga Qabtay Tigray
Araweelo News Network. #Ethiopia Oo Muujisay Hoggaamiyayaal Laga Qabtay Tigray Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda Dalka Ethiopia, ayaa warbaahinta kusoo bandhigtay hoggaamiyayaal kooxda TPLF ee Tigray oo lasoo qabtay, More...

Maraykanka Diblamaasiyiin Baaq Kasoo Saaray Xaaladda Cakiran
Araweelo News Network. “Trump waa in laga hor istaago inuu khatar dheeraad ah geliyo dalkeenna iyo dadkeenna.” Katherine Clark Washington(ANN)-Daraasiin diblamaasiyiin Maraykan ah ayaa saxeexay More...
